Madaxweyne Caan ah oo ugu baaqay raga dalkiisa in ay guursadaan Xaasas badan

Madaxweynaha Dalka Tanzania John Magufuli oo dad badan kula hadlayay goob fagaare ah ayaa ugu baaqay raga u dhashay Tanzaaniya in ay guursadaan wax ka badan xal xaas. Waxa uu sheegay Madaxweynaha in dalkooda kusoo badatay mushkilada haweenka iyaga oon la guursan uurka qaada, waxa uuna ugu baaqay raga si mushkiladaasi loo xaliyo in ay … Continue reading Madaxweyne Caan ah oo ugu baaqay raga dalkiisa in ay guursadaan Xaasas badan